Musuq Maasuqa jaamacada jigjiga

Musuq Maasuqa jaamacada jigjiga

2022-04-24 21:20:31
Back to Blog

Xasan jeeraar waa ninka maalikaliya 2.3milion Birr ka musuqmaasuqay jaamacadda jigjiga, Isla markaanna walaaki maxamed jeeraar siyay mashruucii cagaarinta iyo dhiraynta ee jaamacad jigjiga

Xasan jeeraar waa nin reer af dheer ah oo degmada hargeelle ka soo jeedda waxaanay ilma adeer yihiin hogaanka nabadgiyada ee deeggeaanka ee dayib ahmed, Hogaanka ayaa markii ugu horaysay u keennay xasan jeeraar madaxwaynnnaha jaamacadda oo la yidhaa bashiir kadibna sidaa ayaa looga dhigay Dean ka ardayda ee jaamacada, xasan wuxuu kalsooni xooggan ka samaystay madax waynaha wuxuunna gacanta ku dhigay xogaha xasaasiga ah iyo siraha daboolan ee madax wayannaha jaamacadda jigjiga, sida uu asxaabtiisa u sheegay taasi oo u uku mutaysatay inu noqdo gacannwaha koobaad ee madax waynaha ahna agaasimka badan oo students affairs ayaa ka mid.

waxaa isa soo taraaya musuq maasuqyadqa hadheeyay jaamacada jig jiga sanadadii u dambeeyay iyada oo si dhaw aan ula soconay musuq maasuq dhanka ardayda hesha deeqaha wax babrasho ee dibadda ah kuwaas oo dad gaar ah qaataan ama cid gooi ah loo siiyo si dhuumasho ah ama aan la shaacin